Opinion Articles
Follow Us In Facebook
Xafladii soo dhawaynta saylac state ee Dubai ka dhacday
Xaflad aad u qiima badan oo dad badan isagu yimaadeen oo ka dhacday magaalada dubai.
Damaca iyo dulmiga Djibouty iyo Dhamaan Geeska africa

Damaca iyo dulmiga Djibouty iyo Dhamaan Geeska africa
Geeska africa waa meel aad u adag inad nabad ku hesho oo xaqaaga oo dhamaystiran ka hesho,waa meel kolba kii laga xoog bato la cunayo oo dhulkiisa la dhacayo dadkiisa la qalayo dadkiisana la gumaysanayo.
Read more: Damaca iyo dulmiga Djibouty iyo Dhamaan Geeska africa
Taageero buuxda Beelaha Samaroon ee ku dhaqan UK

Anagoo ah gadabuursiga xeebaha galbeed ee somaliya ee degan dalka ingiriiska waxaan si buuxda oo aan kala hadh lahayn u taageersanahay maamul goboleedka cusub ee SAYLAC STATE oo dhashay waqti loo baahnaa oo aad iyo aad u muhiim ah.
TAAGEERO BUUXDA BEELAHA SAMAROON EE NORWEY SAYLAC STATE OF SOMALIA

Anagoo ah Beelaha Gadabuursi ee dagan xeebaha galbeed ee somaliya ee ku nool dalka Norwey waxaan si buuxda oo aan kala hadh lahayn u taageersanahay maamul goboleedka cusub ee SAYLAC STATE .
Read more: TAAGEERO BUUXDA BEELAHA SAMAROON EE NORWEY SAYLAC STATE OF SOMALIA
